Guddiga soo xulaya Ergada dooraneysa kursiga la isku heesto ee GSH # 086 oo la shaaciyay

Guddiga KMG ee dhamaystirka doorashooyinka kuraasta ka bannaan Baarlamaanka 11aad ee federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay liiska Guddiga Xulista Ergada ee kursiga tirsigiisu yahay GSH # 086. Doorashada kursigan horey loogu diiday Fahad Yaasiin ayaa lagu wadaa in 25ka bishan ka dhacdo magaalada Muqdisho, waxaana doorashada kursigan laga soo wareejiyay magaalada Baledweyne oo horey deegaan doorashadiisa … Continue reading Guddiga soo xulaya Ergada dooraneysa kursiga la isku heesto ee GSH # 086 oo la shaaciyay